Cabsi laga qabo inuu faafo Cudurka Ebola ee ka dilaacay Ugandha (Sawirro)

Heyadda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka Ebola ee ka dilaacay Uganda la ogaaday goor dambe. Baaritaano horudhac ah ayaa sheegaya in astaamaha ay bukaanada ku soo baxeen bishii Ogosto balse aanan isla markiiba horay laga ogaanin. Ugu yaraan 24 qof ayaa ilaa hadda laga helay cudurka Ebola, kaasoo ay ugu dhinteen dalkaas … Continue reading Cabsi laga qabo inuu faafo Cudurka Ebola ee ka dilaacay Ugandha (Sawirro)